Wadanka Soomaaliya ayaa ku yaala geeska qaarada Africa, waxaa uuna kamid yahay wadamada ugu qadiimisan marka loo eego wadamada ku yaala qaarada Africa, Waxaana wadankaani ee Soomaaliya Soo maray xilloyo kala duwan, waxaa uuna kamid ahaa wadamada ugu dhaqaalaha iyo ganacsiga badnaa wadamada ku yaalay qaaarada Afrika, Waxaana xilligaasi ka talinjirtay Boqortooyadii Xukunka dheereed ee Ajuuraan.
Caasimada Soomaaliya:
Caasimada Soomaaliya ayaa ah Magaalada Muqdisho waxaana magaaladaani caasimad u ahayn soomaaliya laga soo bilaabo qarniyadii 10 ilaa iyo qarnigaani ee hada aynu ku jirno oo ah qarniga 21aad, waxaa ayna taariikhaha qaar xusayaaan in magaalada muqdisho caasimada soomaaliya ay ka dhigeen Boqortooyadii Ajuuraan.
إرسال تعليق